Guddiga khilaafaadka oo ku dhawaaqay Magacyadii Xubnihii Baarlamaanka

Waxaa guddiga khilaafaadku soo bandhigay liiskii Xildhibaanada oo aay soo gudbiyeen isimada Puntland liiskaas oo ka koobnaa 66 xubnood.Liiskaan cusub sidii la filaayey waxaa oggolaaday musharaxiinta xilka madaxweynanimada. waxaa xildhibaanada cusub ku jira labo haween ah oo laga kala soo doortay Mudug iyo Sool taasoo  cabasho wayn aay ka muujiyeen haweenka Soomaaliyee Hoos ka akhriso … Continue reading Guddiga khilaafaadka oo ku dhawaaqay Magacyadii Xubnihii Baarlamaanka